Muuqaal: Diyaarad siday 81 ruux oo ay ka mid ahaayeen Koox KUBADEED oo Burburtay iyo Khasaare Ba’an

Muuqaal: Diyaarad siday 81 ruux oo ay ka mid ahaayeen Koox KUBADEED oo Burburtay iyo Khasaare Ba’an

daajis.com:- Diyaarad ay saarnaayeen 81 ruux oo ay ka mid ahaayeen koox kubadeed oo reer Brazil ah ayaa dhacday iyada oo ku sii dhaw magaalada Medellin ee dalka Colombia, sida ay saraakiishu sheegeen.


Booliisku waxay sheegeen in ay shan ruux ka badbaadeen burburka diyaaradda balse ay dhinteen dadkii kale ee saarnaa diyaaradaas.

Diyaaradan oo ka soo duushay Bolivia waxay waday xubno ka tirsan kooxda kubadda cagta ee Chapecoense sida ay saraakiisha garoonku sheegeen.

Kooxdaasi waxay ciyaarta kama dambays ah ee koobka Chapecoense la dheeli lahayd kooxda Atletico Nacional.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada