MUUQAAL: Ergayga QM ee Somalia oo Arin Dadka Soomaaliyeed Ku Cusub Ka Sheegay Doorashada iyo Dagaalka

MUUQAAL: Ergayga QM ee Somalia oo Arin Dadka Soomaaliyeed Ku Cusub Ka Sheegay Doorashada iyo Dagaalka

daajis.com:- Waxaanu halkan idiinku soo Gudbinaynaa  Waraysi uu bixiyey Michael Keating Ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Waxaana wax laga weydiiyey Arrimaha Doorashada Soomaaliya, Musuq maasuqa lala xiriiriyey Doorashada iyo Dagaalka Galkacayo.


Waxaa dadka dhegahooda ku cusbeyd markii la  weydiiyey hadii doorashada Madaxweynaha Soomaaliay in ay dib u dhici karto ?  Wuxuu ku jawaabay in marka dalka laga soo doorto xildhibaanada Aqalka hoose tiro buuxin karta Kooram ay dhacayso doorasho, oo aan markaasi aysan jiri doonin sabab ay doorashadu dib ugu dhacdo oo loo sugo in xildhibaanada soo dhameystirmaan.

Musuq maasuqa ayuu ka hadlay iyo siday indhaha ugu hayaan, arrinta Galkacayana waxaan weydiiyey hadii uu jiro dadaalo UNKa wado oo lagu dhexdhexaadinayo labada maamul? jawabtiisa waxaa ugu muhimsaneyd in somalida loo baahanyahay in ay iyaga diyaar uyihiin in xallistaan wixii dhexdooda ah, kadib iyana caawin karaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada