MUUQAAL: Faysal Cali waraabe oo Si Xun u caayey dadka Ku nool Hargeisa

MUUQAAL: Faysal Cali waraabe oo Si Xun u caayey dadka Ku nool Hargeisa

daajis.com:- Faysal cali Waraabe ayaa si la yaableh wuxuu uga Hadlay Dadka Kunool magaaladda hargaysa, Wuxuuna ku Sifeeyay Inay dadka dagan yihiin Jaahiliin kasoo Galay Miyiga, oo QAAD ka Bilaabay Ilbaxnimada.


Isagoo Hadalkiisa sii wata ayuu ku Tilmaamay Inay yahiin dad ku Lumaya wadooyinka Magaaladda, “Maantada hadii aad aragtid 90 % dadka dagan waa dad Miyiga kasoo galay, Aqoon maleh, Wadooyinka ma garanayaan, Qaad ayay ka Bilaabeen Ilbaxnimada” Wuxuuna ugu danbayntii u hanjabay Shaqaalaha.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada