MUUQAAL: Faysal Waraabe oo Faanay “Nacas Dhareer ka qubanayo ayaan soo saaray, Anigu Obama ku dayan maayo”

MUUQAAL: Faysal Waraabe oo Faanay “Nacas Dhareer ka qubanayo ayaan soo saaray, Anigu Obama ku dayan maayo”

daajis.com:- Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Kala qaybsamay ee UCID oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa siwayn u faanay, Isagoo seegay inuu isagu sameeyay Ururkii ugu horeeyay, Wuxuuna sheegay inuu Jecel yahay inuu ku daydo Saxaabigii Cumar Binu-khadaab RC, ee aanu Jeclayn inuu ku Daydo Madaxwayne Obama.


Faysal ayaa si kulul u weeraray Jamaal Cali xuseen, isagoona ku sifeeyay “Qaarbaa intay shalay yimaadeen, waxayn ku leeyihiin Shaqadii ayaan ka Nimid, Bal ka warama anigoo ka imid 20-sano ka hor” Wuxuu sidoo kale hadalkiisa sii raaciyey inuu soo saaray Nacas uu dhareerku ka Qubanayo “waad aragtaan Inta Nacas Dhareerku ka daadanayo, aanu soo saarnay “

Dhinaca kale Faysal ayaa iska Fogeeyay inuu Garab taagan yahay Muuse Biixi Cabdi, isagoona ku dooday in xiligii uu isigu xilkaasi rabay Muuse Siyaasadba aanu ku jirin.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada