Muuqaal: Galmudug oo War-murtiyeed Kasoo saartay Dagaalka Gaalkacyo iyo Axmed Diiriye oo ka hadlay Dagaalka

Muuqaal: Galmudug oo War-murtiyeed Kasoo saartay Dagaalka Gaalkacyo iyo Axmed Diiriye oo ka hadlay Dagaalka

daajis.com:- Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay  dagaalka dib uga Bilowday magaalada Gaalkacyo, Iyagoo sheegay inay Puntland jebisay Heshiiskii Labada maamul ay dhowaan ku gaadheen Imaaraadka,  iyadoona Masuul ka Noqon doonta dagaalka kasoo Cusboonaaday Gobolka Mudug.

Dhinaca kale Nabadoon Axmed Diiriye ayaa Labada dhinac ugu baaqay inay Nabada Qaataan, Wuxuuna ku Baaqay in la Joojiyo Gurmadka iyo Dagaalka, Wuxuuna soo jeediyey inaan la isku baabin Labada dhinac, Wuxuuna xusay inayna Jiri doonin cid Dhulkeeda laga Qabsan doono.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada