MUUQAAL: Kenya oo Ciidankeedii kala Baxday Koonfurta Suudaan iyo Sababta

MUUQAAL: Kenya oo Ciidankeedii kala Baxday Koonfurta Suudaan iyo Sababta

daajis.com:- Qaybtii ugu horeesay ee ciidankii Kenya ee nabad ilaalinta ujoogay South Sudan ayaa dib ugu laabtay dalka Kenya iyagoo fulinaya amarkii kasoo baxay madaxweynahooda.Diyaarad sida 100 askari ayaa maanta ka dagtay Nairobi,iyadoo inta hadhayna la soo daad gurayn doono.

Go’aanka ah in Kenya ciidankeeda kala soo baxdo South Sudan ayaa yimid kadib markii xoghayaha guud ee qaramada midoobay uu eryay janankii Kenyaanka ahaa ee taliyaha ka ahaa ciidamada nabad ilaalinta qaramada midoobay ee ku sugan South Sudan kaa soo lagu eedeeyay inuu shaqadiisi kasoo bixi waayey.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada