MUUQAAL: Khasaarihii ugu Badnaa oo ka dhashay dagaalkii Gaalkacyo

MUUQAAL: Khasaarihii ugu Badnaa oo ka dhashay dagaalkii Gaalkacyo

daajis.com:- Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Dagaalkii ugu Xoogaan oo maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, Kaasi oo dhexmaray Ciidamada Galmudug iyo Puntland.


In ka badan 25 qof ayaa ku dhintay, in kabadan 80 kalena way dhaawacmeen dagaalka dhexmaray Labada dhinac, Saraakiisha caafimaadka ayaa  sheegay in 25 qof ee dhintay ay 18 yihiin askartii dagaalku dhexmaray, halka Iinta  kalena ay yihiin dad rayid ah.

Saraakiisha caafimaadku waxay kaloo sheegeen in cisbitaallada magaalada la soo gaarsiiyay 83 qof, Waxayna dagaaladan Imaanayaan Iyadoo dhowaan Hehiish aan midho dhalin ay gaadheen Madaxda Galmudug iyo Puntland.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada