MUUQAAL: Kooxda SUPER-POWER ee Xaafada Islii ee Nairobi oo gaysta Falal Argagax leh oo Dil & Dhac ka mid yihiin

MUUQAAL: Kooxda SUPER-POWER ee Xaafada Islii ee Nairobi oo gaysta Falal Argagax leh oo Dil & Dhac ka mid yihiin

daajis.com:- Kooxda Super-power waa dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku Dhaqan Xaafada Soomaaalidu ku badan tahay ee Islii, Kuwaasi oo dil iyo dhac u gaysta dadka ku Nool halkaasi oo ay ugu Badan yihiin Soomaalida, waxaana Kooxda oo Qaarkamid ah ay Hubaysan yihiin ay isku dhacaan Ciidamada Booliska.


‘Tooridii baa la’igu dhuftay…telefankii baa la’iga qaatay, anigana meeshii baan ku dhacay,’ Waa mid kamid ah dhibanayaasha kooxda Superpower ee Eastleigh.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada