MUUQAAL: Shil iyo dilal Qorshaysan oo ka dhacay Hargeisa oo Afar qof ay ku Dhinteen Iyo Sida Wax u dhaceen

MUUQAAL: Shil iyo dilal Qorshaysan oo ka dhacay Hargeisa oo Afar qof ay ku Dhinteen Iyo Sida Wax u dhaceen

daajis.com:- Magaalada Hargeisa Afar Qof ayaa Siyaabo kala duwayn ugu dhintay Afar Qof, Iyadoona magaalada ay ka dhaceen dilal Qorshaysan oo ay Fuliyeen Kooxi Afka Duubtay iyo Askar ka tirsan ciidanka maamulka Somaliland, SIdoo kalana waxaa ka dhacay magaalada Shil gaadiid oo sababay Khasaare, waxaana ka warbixiyey sida wax u dhaceen taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada