MUUQAAL: Ugaas Maxamed Weli oo Ceebeeyay Madaxwayne Xasan Sheekh Barnaamij Iyo Wuxuu Ka Cod saday

MUUQAAL: Ugaas Maxamed Weli oo Ceebeeyay Madaxwayne Xasan Sheekh Barnaamij Iyo Wuxuu Ka Cod saday

daajis.com:- Ugaas Maxamed Weli oo ka mid ah Odayaasha dhaqanka Soomaaliya ayaa Barnaamij Toos ah oo Xalay ka baxay Tv-ga Somali Cable codsaday Madaxweynaha Soomaaliya inuu iska casilo Musharaxnimada Madaxweynaha Soomaaliya, Wuxuuna u sheegay in Xasan Sheekh uu wax badan ku fashilmay intii uu xilka haaya

Ugaas Maxamed Weli ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu ku fashilmay afartii sano ee uu xilka haayay isla markaana uu dalka geliyay xaalad adag, Wuxuuna sheegay in isagoo soo taagan Madaxdii maamulada ay dalalka u yeedhayaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada