MUUQAAL: Wariye C.maalik Coldoon oo Muqdisho lacag ugu geeyay Cabdi Tahliil isagoo Fariin u diray MD. Xasan Sheekh

MUUQAAL: Wariye C.maalik Coldoon oo Muqdisho lacag ugu geeyay Cabdi Tahliil isagoo Fariin u diray MD. Xasan Sheekh

daajis.com:- Wariye C.maalik Muuse Coldoon ayaa Fanaanka Cabdi Tahliil Warsame oo ku Xanuunsan magaalada Muqdisho wuxuu ku gaadhsiiyey Deeq Lacageed oo ay usoo dhiibeen Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Maraykanka iy Australia.


Dhinaca kale wuxuu Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ugu Baaqay inuu Fanaanka u Fududeeyo Sidii loogu Qaadi lahaa Dalka Jarmalka, Waxaana ugu danbayntii Halkaasi ka hadashay Xildhibaanad Khadiija Maxamed Diiriye.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada