Muwaadin Kale oo Soomaali ah oo Maanta Lagu Dilay Dalka Koonfur-Afrika (VIDEO)

Muwaadin Kale oo Soomaali ah oo Maanta Lagu Dilay Dalka Koonfur-Afrika (VIDEO)

daajis.com:- Wararka inaga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in maanta dalkaasi lagu dilay muwaadin soomaali ah oo ganacsade ahaa, iyadoo maydkiisa laga helay wadada dhinaceeda.

muwaadinkan Soomaaliga ah ayaan ilaa hadda la’aqoon cida dishay, iyadoo dalka south afrika ay jiraan burcad hubaysan oo beegsada dadka Soomaalida ah ee ka ganacsada deegaanada Ghetto’ga ah.


Isbuucan ayaa kamid ahaa isbuucii ugu badnaa oo ay soomaali badan ku geeriyoodeen dalkaasi, iyadoo geerida ganacsatada Soomaalida ay marayso ilaa 5 ruux, kadib markii labo maalin ka hor gurigooda lagu gubay afar ganacsato soomaali ah oo dukaankooda ku sugnaa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada