Xog Halis ah:- Shirkii Abu Dhabi oo Nairobi loo soo raray. Maxaa dhacay? from Caasimada Online by Caaliya

Xog Halis ah:- Shirkii Abu Dhabi oo Nairobi loo soo raray. Maxaa dhacay? from Caasimada Online by Caaliya

daajis.com:- Waxaa mar labaad ka furmay shirkii Abu Dhabi kiisii labaad magaalada Nairobi. Shirkaan ayaa waxaa goob joog ka ah Safiirka Imaaraadka Maxamed Cusman.
Dowladda Kenya, RW CCC, Shariif Xasan, Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Axmed Madoobe.

Shirka oo ka dhacay hotelka Crown Palaza ayaa waxaa lagu gaaray heshiis in kursiga madaxweynaha iyo RW lagu taageero CCC iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Ujeedka taageerada ayaa ah in aay dhameystiraan heshiiska badda ee sanadkii 2009 aay u saxiixeen dowladda Kenya.

Shariif Xasan oo markaa dalaal ka ahaa sanadkii 2009 heshiiskaas, ayaa haddana ah dalaalka ugu weyn kaasoo lacag farabadan ku qaadanaya in uu keeni doono dhammaan xildhibaanada Digil & Mirifle kuwaasoo u codeyn doona RW CCC.
Shirkaa ayaa waxaa lagu ballansan yahay in dib leysugu soo noqdo caawa saacadu markaay tahay 8:00 fiidnimo.
Arrinta dooarashada Soomaaliya ayaa iminka mareysa xaalad ah (NINKII DHIIG LAHOOW KAC). Waana ayaan darro in maanta kursiga Madaxweyne aay waddamo shisheeye beecinayaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada