Daawo: Cumar C.rashiid oo Kismaayo Kula kulmay Xildhibaanada Cusub, oo sheegay in Xasan Sheekh meesha laga saaro iyo Qorshe uu shaaciyey

Daawo: Cumar C.rashiid oo Kismaayo Kula kulmay Xildhibaanada Cusub, oo sheegay in Xasan Sheekh meesha laga saaro iyo Qorshe uu shaaciyey

daajis.com:- Raysal wasaaraha Soomaaliya Cumar C.rashiid Cali Sharma’arke oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa wuxuu kulan la qaatay Xildhibaanada Cusub ee Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee laga soo doortay deegaanada maamulka Jubaland.

Cumar C.rashiid oo hada u taagan Xilka madaxwayne ee Soomaaliya ayaa Xildhibaanada ka Codsaday inay siiyaan Codkooda, Isagoo usoo Bandhigay Qorshihiisa, Wuxuuna u soo jeediyey inay taageeraan isbadalka la doonayo inuu Soomaaliya ka dhaco.

Wuxuu sheegay in loo baahan yahay madaxwayne garan kara, Fursada Raysal wasaarahu u baahan yahay, oo ku Xukunka u dayn kara Xukuumada,  oo ka shaqeeya sidii dadka Soomaaliyeed loo midayn lahaa, oo Soomaaliya laga soo saaro dalalka Caalamka ka tilmaaman.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada