Daawo: Fadumo Qaasim “Kama hadhin Madaxwaynaha Soomaaliya, Dagaalku Wuu socdaa” iyo Waxii ay soo Aragtay

Daawo: Fadumo Qaasim “Kama hadhin Madaxwaynaha Soomaaliya, Dagaalku Wuu socdaa” iyo Waxii ay soo Aragtay

daajis.com:- Faadumo Qaasim Dayib  oo ah Gabadh u taagan Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa sheegtay inayna ka Hadhin Doorashada Soomaaliya “Dagaalku  wuu socdaa, Kama hadhin Doorashada, kama Aamusi doono Xaalada ka jirta Soomaaliya Runta ayaan sheegi doonaa, Waxaa Afkayga kasoo baxay Cabaad aan ka Cabaaday Fool-xumada dalka Ka Jirta” Ayay tidhi.


Faadumo ayaa marka hore Muuqaalkeeda ku Bilaabaysa Luuqada English-ka Iyadoona intaasi kadib Ku hadlaysa Luuqada Af-Soomaaliga.

Waxay sheegtay inay Soomaaliya kusoo Aragtay Saxafiyiin Calool u shaqaystayaal ah,  Sidoo kalana waxay sheegtay inay adag tahay in lala Tar-tamo Madaxwaynaha Soomaaliya, Isagoo Adeegsanaya Awoodii Dawlada. Taasina ay ka dhigan tahay Qof labada Gacmood laga xidhay oo la yidhi dagaal gal, Waxayna Xustay inay laba Xafiis ka furan doonto Nairobi iyo Muqdisho.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada