Daawo: Prof: Cabdi Ismaaciil Samatar oo Buug Cajiiba ka Qoray Dad caan ah oo Aadan-Cadde ka mid yahay

Daawo: Prof: Cabdi Ismaaciil Samatar oo Buug Cajiiba ka Qoray Dad caan ah oo Aadan-Cadde ka mid yahay

daajis.com:- Buugga Dimuquraadiyiintii ugu horeeyey ee Afrika, waxaa qorey Professor Cabdi Ismaciil Samatar oo madax ka qaybta Juquraafiga, Bay’ada iyo Bulshada ee Jaamacadda Minnesota.



Prof. Cabdi waxaa uu inagu soo booqdey shaley Istuudiyaha VOA ee ku yaal daarta Cohen building ee Washington, D.C. Waxaana wareysiga waxa qaadey wariyaha VOA Jaamac Buulle Jaamac oo soo akhriyey buugga uu qorey Prof. Cabdi Ismaciil Samatar.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada