Daawo: Puntland oo Weerar ku qaaday QANDALA iyo Dagaal ka Qabsaday oo Masuuliyinta Hogaaminaya ka hadleen

Daawo: Puntland oo Weerar ku qaaday QANDALA iyo Dagaal ka Qabsaday oo Masuuliyinta Hogaaminaya ka hadleen

daajis.com:- Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Puntland ayaa markii ugu horraysay ka hadlay hawlgalka milatari ee ka dhanka ah maleeshiyada taabcsan ururka Daacish oo gacanta ku haysa magaalada Qandala ee gobolka Bari.


Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) oo hoggaaminaya weerarka ku wajahan Qandala ayaa sheegay in saaka dagaal dhexmaray ciidamada maamulka iyo maleeshiyada Daacish ayna dileen 7 maleeshiyo ah, Wuxuuna sheegay inay doonayaan Inay Xididada u siibaan Ciidamada Daacish.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada