Daawo: Qubanaha VOA “Baadhitaan ku socda Wiil Somali ah oo weerar gaystay Soomaalida OHIO oo ka Naxsan, Adeeg Dumarka lagu baadhayo & Qodobo kale

Daawo: Qubanaha VOA “Baadhitaan ku socda Wiil Somali ah oo weerar gaystay Soomaalida OHIO oo ka Naxsan, Adeeg Dumarka lagu baadhayo & Qodobo kale

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ay soo jeedinayaan Sahra Cabdi Axmed iyo Xuseen Barre Aadan.


Qodobada aad ku Maqli doontaan waxaa kamid ah Baadhitaan weli ku socday Wiilkii Soomaaliga ahaa ee Weerarka ka gaystay Jaamacad ku taala dalka Maraykanka, Jaaaliyadda Soomaalida ku dhaqan OHIO oo siwayn uga walaacsan xaalada, Dhalinaryo magaalada Garoowe u kacday inay dayac tiraan Masaajidda, Doorashada Soomaalia oo mar kale dib loo dhigay iyadoona ay weli socdaan Doorashooyinka Aqalka Hoose iyo dalka Tanzania oo laga hirgeliyey Adeeg dhinaca Taleefanka oo lagu baadho Dumarka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada