Gabar 114-ta qur,aanka kariimka gacanteeda kula qortey Maro xariir (DAAWO).

Gabar 114-ta qur,aanka kariimka gacanteeda kula qortey Maro xariir (DAAWO).

daajis.com:- Waxaa dhawaan la faafiyey sawiro iyo muuqaal kooban oo muujinayo gabar u dhalatay dalka Azerbaijan taasoo dib u qortay qur,aanka kariimka iyadoo isticmaaleyso maro xariir jilicsan ah.

Tonzala Mohammad Zadeh oo ah gabadha qortay kitaabkaan ayaa ka sameysay kitaabkaan maro madaw oo xariir ah, waxayna isticmaashay ilaa 50mitir oo marada madaw ee xariirta ah iyo 1500Milimitir oo midabka dahabiga ah.

Arrintan ayaa ah mid dunida ku cusub taasoo aysan horey u sameyn qof adduunka ku nool, waxayna gabadhaan ku qaadatay ilaa 3 sano.

Gabadhaan oo saxaafadda la hadleysay ayaa sheegtay inay midaan tahay shaqadii ugu fiicneyd oo ay adduunka ka qabato.

Haddaba muuqaalka gabadhaan halkaan hoose ka daawo

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada