Taksiilaha hal gacanlaha xaafadda Islii oo garan waayay magaciisa: VIDEO

Taksiilaha hal gacanlaha xaafadda Islii oo garan waayay magaciisa: VIDEO

daajis.com:- Maxamed Yuusuf oo ah aabe caruurtiisa ku korsada gaari taksi ah, isagoo gacantiisa midig ku waayay dagaaladdii sokeeye ee Soomaaliya ka dhacay, taasina kama joojin inuu shaqeysto si uu qoyskiisa noloshooda u daboolo.

Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in magaciisa uu garan waayo mararka qaar, iskuna aqoon marka loogu yeero, sababtuna wuxuu ku sheegay in dadka asxaabtiisa ah iyo inta taqaan ay ugu yeeraan “Gacaneey”, magaciisa rasmiga ahna uu meesha ka baxo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada