Daawo: Israaiil oo duqaysay Garoon ku yaala Suuriya iyo Siday Wax u dhaceen

Daawo: Israaiil oo duqaysay Garoon ku yaala Suuriya iyo Siday Wax u dhaceen

daajis.com:- Dowladda Suuriya ayaa Israa’iil ku eedeysay duqeyn loo geystay dhanka galbeed ee Dimishiq, waxaana la eegtay xarun ciidan, sida wararka ay sheegayaan. Telefishinka dowladda ayaa laga soo xigtay ciidamada oo dhahaya dhowr madfac ayaa ku dhacay garoonka diyaaradaha.


Weli ma cadda in duqeyntaas la sheegay ay sababtay dhimasho ama dhaawac. Dowladda Israa’iil oo horey loo eedeeyay, marna maysan xaqiijin inay duqeyn ka geysato dalka Suuriya.

Waxaa loo maleynayaa in Israa’iil horey ay u duqeysay shixnado hub ah oo loo waday ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan. Duqeymahaasi badankooda waxay dheceen wixii ka dambeeyay 2011-kii, ka dib markuu dagaalka sokeeye ka bilowday Suuriya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada