Daawo Video: Dhuuso-mareeb oo lagu Qabtay NIN u dhashay Majeerteen, oo Nin ku dilay Koonfurta Gobolka SOOL

Daawo Video: Dhuuso-mareeb oo lagu Qabtay NIN u dhashay Majeerteen, oo Nin ku dilay Koonfurta Gobolka SOOL

daajis.com:- Waxaa magaalada Dhuuso-mareeb ee Gobolka Galgaduud lagu Qabtay Nin lagu magacaabo Xuseen Ibraahim Yuusuf  oo  kasoo jeeda Waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland, Kaasi  oo  18-kii Bisha  Duleedka degaanka QORILEY ee Koonfurta Gobolka Sool  kusoo dilay  C.risaaq Cabdilaahi Daroor.


Taliye ku xigeenka Ciidanka maamulka Koonfur Galbeed Cabdinuur Gal-qoryaale ayaa kusoo bandhigay Xarunta Nabad-sugida magaalada Dhuuso mareeb kusoo bandhigay Ninkaasi, Kana Warbixiyey Ninkaasi oo ay soo Qabteen Ciidamada Milatarigu.

Qabashada Ninkan ayaa ka danbaysay kadib markii Eheladiisu ay codsadeen in lasoo Qabto,  Maadaama dhowaan Colaadii deegaankaasi Heshiis Laga gaadhay,  Waxaana hadii Ninkan la mariyo Shareecada ay Labada dhinacba u Noqon doontaa mid ay ku tusaale Qaataan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada