Daawo Video: Guddoomiyaha Gobolka Minnesota oo Sara-joogga ka dhacay

Daawo Video: Guddoomiyaha Gobolka Minnesota oo Sara-joogga ka dhacay

daajis.com:- Guddoomiyaha gobolka Minnesota ee dalkaasi Mareykanka Mark Dayton (69-jir) ayaa waxaa kusoo booday xannuun deg-deg ah xilli uu khudbad ka jeedinayay baarlamaanka gobolkaasi ee St. Paul kaas oo keenay in dhulka uu ku dhoco, loona gurmado.


Mr. Dayton oo isbuucaan buuxinaya da`da 70-sano ayaa mudo labaatan daqiiqo kaddib waxa uu dib u helay miirkiisa, waxaana uu miiska khudbadda uu kusoo laabtay isaga oo kaftama, cagahiisana ku socda.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada