Daawo Video: Hooyo Soomaaliyeed oo Wiilkeeda Aabihii ka Qariyey, isagoo la aaday SWEDEN iyo Murugo ay ku jirto

Daawo Video: Hooyo Soomaaliyeed oo Wiilkeeda Aabihii ka Qariyey, isagoo la aaday SWEDEN iyo Murugo ay ku jirto

daajis.com:- Markay lamaanuhu is furaan, sida badan aabayaasha Soomaaliyeed ayaa caruurta qaata – taasoo hooyadii ku reebta xanuun joogto ah. Qamar Muxiyadiin waa hooyo Soomaaliyeed oo xidhiidhkii wiilkeeda ka lumay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada