DAAWO: Warbaahinta Maraykanka oo Dhiiga ku Kiciyey Madaxwayne Trump

DAAWO: Warbaahinta Maraykanka oo Dhiiga ku Kiciyey Madaxwayne Trump

daajis.com:- Inta badan Saxaafada Caalamka gaar ahaan kuwa gudaha dalka Mareeykanka ayaa dhiiga ku kiciyay madaxweynaha cusub ee dalka Mareeykanka Mr.Donald Trump kaas oo iminka hanjabaad cusub bilaabay .

Telefishinada gudaha dalka Mareeykanka ayaa soo bandhigay cadeeynta Muuqaalo ay soo aruuriyeen xiligii la caleemo saarayay Madaxweyne Barack Obama taas oo eheed 20-kii bishii Janaayo sanadkii 2009-kii , waxaana xafladii Caleemo saarkiisa ka soo qeeyb galay shacab aad u fara badan oo dhamaan soo buux dhaafiyay xarunta Washington iyo xaafadaha ku dhaw dhawba .

Caleemo saarkii sanadkaan loo sameeyay Madaxweyne Donald Trump oo isla goobtii ka dhacday 20-kii bishaan Janaayo 2017-ka ayay Saxaafada waxey ku sheegeen inay ka soo qeyb galeen dad yar oo Cunsuriyiin ah iyo dad kale oo ka shaqeeysta shirkadaha Mr.Donald Trump .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada