Daawo: Wasiirada Haweenka Puntland “Muqdisho ayaa lagu kufsaday Rag iyo Dumar ee Xasan Shiikh wax ha u qabto”

Daawo: Wasiirada Haweenka Puntland “Muqdisho ayaa lagu kufsaday Rag iyo Dumar ee Xasan Shiikh wax ha u qabto”

daajis.com:- Wasiirada Haweenka maamulka Puntland Aniisa C.qaadir muumin ayaa mudo kadib magaalada Gaalkacyo waxay ku Booqatay Gabadh lagu kufsaday magaalada Galdogob ee gobolka Mudug, waxayna si kulul uga Jawaabtay Hadalkii madaxwayne Xasan Sheekh kasoo baxay.


Aniisa ayaa sheegtay in Xasan sheekh looga baahan yahay inuu wax u Qabto DUMAR IYO RAG ay sheegtay in lagu Kufsaday Xamar, balse arintaan ay Puntland ku filan tahay sida ay hadalka u dhigtay.

Dad badan ayay la yaab ku noqotay in  Siyaasad la geliyo Gabadh Dhibane, Sidoo kalana waxaa Jira dad siyaabo kala duwan uga Faa’iidaysanaya Arintaasi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada