Daawo Yaabka: Haweenay Reer Burco ah oo sheegtay inay la kulantay ibliis iyo Wixii dhexmaray oo ay ka Warbixisay

Daawo Yaabka: Haweenay Reer Burco ah oo sheegtay inay la kulantay ibliis iyo Wixii dhexmaray oo ay ka Warbixisay

daajis.com:- Kaltuun Fatata oo ah Haweenay ku nool magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa waxay sheegtay inay La Kulantay ibliis, Waxayna ka Warbixisay Dood dhexmartay Sida ay Hadalka u dhigtay.


Wariye Cabdimaalik Coldoon ayaa Waraysi la yeeshay, Waxay sheegtay in markii Ninkeedu aaday Salaada, uu Guriga Hortiisa usoo Fadhiistay, HADABA MARKAA KADIB MAXAA DHACAY ?

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada