Donald Trump oo Warbaahinta ku Eedeeyay Inay ka Been Sheegeen Tirada Dadkii ka soo Qayb Galay Caleemo Saarkiisa (VIDEO)

Donald Trump oo Warbaahinta ku Eedeeyay Inay ka Been Sheegeen Tirada Dadkii ka soo Qayb Galay Caleemo Saarkiisa (VIDEO)

daajis.com:- Donald Trump ayaa Warbaahintii Tabisay caleemo saarkiisa ku ee deeyay inay ka beensheegeen tirada dhabta ah ee ka soo qayb gashay caleemo saarkiisa, waxana uu sheegay inay goobtu ahayd mid aad loo buuxay.

Madaxweyne Donald Trump ayaa ka hadlay arintani Xili uu ku sugnaa Xarunta Hay’adda FBI-da ee dalka Maraykanka.



Hadaba Shacab fara badan oo Mareeykan ah ayaa wali ku qanacsaneeyn doorashada Madaxweynaha cusub ee dalka Mareeykanka ee Donald Trump oo xilka kala wareegay Madaxweynihii hore ee dalkaasi Barack Obama .

Inta la ogyahay taariikhda dalka Mareeykanka wali ma aysan dhicin Madaxweyne Mareykan ah oo shacabkiisa naceyb ku bilaabeen ama ku hor banaanbaxeen isaga oo cusub oo markaasi xilka la wareegay, sida Madaxweyne Donald Trump oo kale.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada