Maxay Tahay Qatarta Soomaaliya Uga Imaan karta Dadka Madaxda ah ee Haysta Dhalashada Dalalka Ajinebiga (VIDEO)

Maxay Tahay Qatarta Soomaaliya Uga Imaan karta Dadka Madaxda ah ee Haysta Dhalashada Dalalka Ajinebiga (VIDEO)

daajis.com:- Dadka Aqoonta leh ee Soomaalida ah ayaa waxa ay u badan yihiin, dad Qurba joog ah oo haysta dhalashooyin dalal kale, hadaba su’aasha meesha taal ayaa waxa ay tahay, malaga yaabaa in dadka Madaxda ahi ay u cago juglayn karaan dalalka shisheeye ee ay baasabooradooda haystaan.

Dhawaan ayay ahayd markii madaxda soomaalida ah qaar, siiba kuwa musuqmaasuqa ku dheereeya ay dadlalka reer galbeedka ugu baaqeen inay joojiyaan musuq-maasuqa ay ka dhex wadaan doorashooyinka dalka, kuwaasi oo ugu cagojugleeyey inay soo saari doonaan maxkamado ninkii musuq maasuq lagu helaa, inkastoo arintani ay tahay mid wanaagsan oo musuq-maasuqa lagu yaraynayo ayaa hadana waxa ay ku tusaysaa sida mas’uuliyiinta Soomaaliyeed ay u nugul yihiin.



Hadaba arintani iyo dhibaatooyinka ay ku yeelan karaan dalka Soomaaliya ayaa waxaa sharaxaya Abuukaate Axmed Cali Khayre.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada