MUUQAAL: Madaxwayne Cali Khaliif oo si adag uga hadlay Dagaal beeleedyada iyo Xaalada Deegaanada SSC ku Jiraan

MUUQAAL: Madaxwayne Cali Khaliif oo si adag uga hadlay Dagaal beeleedyada iyo Xaalada Deegaanada SSC ku Jiraan

daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa si kulul uga hadlay Colaada soo Noq-noqtay ee koonfurta Gobolka Sool iyo Maleeshiyo Beeleed ku dagaalamay deegaanka Higlo-ka dhacday ee Gobolka cayn, Wuxuuna sheegay in dadka Sool, Sanaag iyo Cayn ay maanta marayaan meel aad u liidata.


Wuxuu Xusay  Xildhibaanada Baarlmaanka  Soomaaliya ugu Jira ee deegaanka,   aan lagu doortay meel kale, Wuxuuna sheegay in iyagoo Nool Nolosha lagu dhaxlay.

Madaxwayne Galaydh ayaa sidoo kale wuxuu kahadlay Isimada dhaqanka ee ku howlan Arimaha Siyaasada iyadoo Doorkoodii uu meesha ka maqan yahay “Isimada iyo Cuqaashu waxay dhuunta noogu Galeen Siyaasadda ayaanu maamulaynaa, War Higlo-kadhacday Taga, oo Nabada ka shaqeeya, Idinka ayaa la idiinku Caana-shubay” Ayuu yidhi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada