DAAWO Video: Haweenay uu Qabo Nin Itoobiyaan ah oo ku baaqday in La Dilo Madaxwayne Farmaajo markii la qabtay

DAAWO Video: Haweenay uu Qabo Nin Itoobiyaan ah oo ku baaqday in La Dilo Madaxwayne Farmaajo markii la qabtay

daajis.com:- Leyla Cumar Baaruud waa xaaska Horjeege Ajinabi ah oo dhalashadiisu tahay Ethiopian, ciidamada sirdoonka Soomaaliya ayaa ku raad joogay muddo shan bil ah oo ay ku dhuumaaleysaneysay qeyba kamid ah degmooyinka gobalka Banaadir.


Leyla ayaa kooxda al-shabaab u qaabilsaneyd tashkiilinta iyo marin habaabinta Carruurta iyo haweenka, iyadoo malcaamad xifdinta Qur’aanka Kariimka lagu barto ku laheyd gobalka Jubbada hoose.

Waraysi ay bixisay Markii Lasoo qabtay ayaa waxay uga hadashay Arimo la yaab leh, Kuwaasi oo muujinaya sida ay Xagjirka u tahay, waxayna ku Baaqday in la dilo Madaxda Dawlada.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada