Daawo: Xuseen Shire (Ciyaar-Jecel) oo Beeniyey inuu Geeriyooday JOOQLE, Kana hadlay War laga Faafiyey

Daawo: Xuseen Shire (Ciyaar-Jecel) oo Beeniyey inuu Geeriyooday JOOQLE, Kana hadlay War laga Faafiyey

daajis.com:- Abwaan Xuseen Shire Jaamac (Ciyaar Jecel) ayaa ka hadlay Warar ay Qaar kamid ah Warbaahinta Soomaalidu Faafiyeen kuwaasi oo lagu sheegay inuu Geeriyooday Inuu Geeriyooday JOOQLE Shire Jaamac.

Xuseen ayaa wuxuu sheegay inuu Warkaasi yahay mid aan Jirin, WUxuuna sheegay inuu Jooqle Fiican yahay, Mudooyinkii danbana uu Dhakhtar u Joogay Xaalad Caafimaad.

Dhowr jeer ayaa Qaar kamid ah Warbaahinta Sooomaalida iyo Baraha Bulshadu ku xidhiidho loogu Faafiyey Geerida Dad Nool, Taasi oo Naxdin ku beerta Dadkii laga been abuuray iyo Ehelkoodaba.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada