MUUQAAL: Admiral Faarax Qare iyo Dr. Xasan Sheekh Cali oo Xog yaab leh ka bixiyey Jabkii Kenya Horey u qabsaday Iyo Damaceeda Badda Somalia

MUUQAAL: Admiral Faarax Qare iyo Dr. Xasan Sheekh Cali oo Xog yaab leh ka bixiyey Jabkii Kenya Horey u qabsaday Iyo Damaceeda Badda Somalia

daajis.com:- Khubaro Soomaaliyeed oo ku Xeel Dheer Arimaha Badda ayaa siwayn uga hadlay Muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya u dhexeeya.


Gudoomiyaha Hay’ada Cilmi baadhista Badda Soomaaliya Admiral Faarax Qare iyo Dr. Xasan sheekh Cali Nuur oo Culuumta Siyaasada ka dhiga Jaamacada SIMAD ayaa Bulshada Soomaaliyeed Xog badan kasiiyey Arinta badda iyo Go’aankii Maxkamada Caalamiga ah.

“Kenya intii Aysan Soomaaliya ku qabsadan Badda, waxay horay ugu Qabsatay Tanzaaniya, Markii ay Halkaasi kusoo Jabtay ayaa keentay inay Xagan usoo Jeesto, Waxay istidhi Kuwan ayaa Tabar-daran, Waxaana Cadowga soo Jiidanaya Khayraadka ku Jira Baddeena ” Ayuu yidhi Dr. Xasan sheekh Cali.

Admiral Faarax Qare ayaa sidoo kale Isaguna wuxuu ka Warbixiyey Qaabkii Kenya Qorshaha Ay kenya lahayd, iyo In dib looga Noqon karo Go’aankii Maxkamada, Wuxuuna sheegay sidoo kale inaysan Jiri karin in Muranka Baddu aanu Saamayn ku yeelan karin Xuduudka dhulka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada