WAR CUSUB:Farmaajo Oo Diidey Arrin Halis Ku Ahayd Shacabka Soomaaliyeed Oo Muqdisho…

WAR CUSUB:Farmaajo Oo Diidey Arrin Halis Ku Ahayd Shacabka Soomaaliyeed Oo Muqdisho…

daajis.com:- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta diidey iney lugeeyaan Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho, kadib markii maamulka gobolka Banaadir uu arrintaasi ku dhowaaqay.



Farmaajo ayaa diidey in la fuliyo ammarka gobolka Banaadir, wuxuuna sheegay in shacabka Labo maalin xiriir ah aysan lugeyn karin,  islamarkaana haddii waddo la xirayo maalin ay noqoto, ama la isku dayo inaan waddo dhan la xirin oo si kale wax loo maareeyo.


Shacabka Muqdisho waxay saakay ahaayeen kuwo kusoo baxay iney cagta maalaan, waxayna ay doonayeen iney lugeeyaan iyaga oo xalay Idaacadaha ka maqlay in la lugeyn doono.

Waxaa macquul ah in munaasabadda Caleema saarka madaxweyne Farmaajo aaney saameyn waddooyinka Muqdisho qaarkood, xilli marka munaasabado sidan oo kale ah jiraan Todobaad waddooyinka loo xiri jirey.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada