DAAWO Muuqaal: Sheeko Qosol Badan Banaanbax Qabyaaladeed oo Wasiirada Lagu diiday iyo Sida ay wax u dhaceen

DAAWO Muuqaal: Sheeko Qosol Badan Banaanbax Qabyaaladeed oo Wasiirada Lagu diiday iyo Sida ay wax u dhaceen

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Sheeko gaaban oo laga sameeyay, Marka la magacaabo Golaha Wasiirada, Sida uu Noqdo Dareenka kuwa ay Qabyaaladu Biyo dhigatay, ee Moodaya in wasiirkooda loo magacaabay Qoyska uu kasoo Jeedo, Iyadoona markii ay isku soo baxeen oo Caqli celiyey kadibna ay iska kala Dareereen.


Qaar kamid ah dadka Soomaaliyeed ayaa waxay Qabyaaladu la Maraysaa Meel aad u xun, Taasi oo keenta inay wax kasta ku saleeyaan, oo ay Reerkooda ka dhex eegaan, Halka Dalalka Horumaray iyo Dunida kale lagu Xisaabto yaa wax Qaban kara ?


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada