MUUQAAL: RW. Khayre oo Muqdisho Kulan Kula yeeshay 25-Dawladood

MUUQAAL: RW. Khayre oo Muqdisho Kulan Kula yeeshay 25-Dawladood

daajis.com:-  Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay 25 Wadano oo Afrikaan ah, Wuxuuna uga Waramay Xaalada iyo Isbadalka Soomaaliya.


Wafuuda kala duwan ayaa qiimayn ku sameeyay Xaalada dalka, waxaana kulanka ka qayb galay sidoo kale Wasiirada magacaaban, Waxaana Safiirada loosoo jeediyey inay Soomaaliya  gacan siiyaan,  Wuxuuna RW. Khayre sheegay inay Soomaalida gacantooda ku jirto Xal u helida Dalkooda.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada