Amiin Caamir oo sawir cajiib ka sameeyay qorshaha Imaaraadka ee Somalia

Amiin Caamir oo sawir cajiib ka sameeyay qorshaha Imaaraadka ee Somalia

daajis.com:- Sawirkan ayaa muujinaya damaca Imaaraadka ee Soomaaliya iyo hamigeeda ah inay la wareegto dhamaan dekedaha dalka iyadoo deegsaneysa lacag badan .

Sawirka waxaa ka muuqda shaqi loo ekeeysiiyey gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo  boorso buuxda oo doolar ah ka guddoomaya masuul ka socda Imaaraadka si Baarlamaanka aanay ugu hor imaan qorshaha Imaaraadka ee Soomaaliya iyo Mooshinka ay ka wadaan saldhiigga Berbera inay joojiyaan .



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada