BURCO: Waalidiinta Caruurtoodii Lagu xasuuqay yemen oo siweyn ugu mahad Celiyey Dawladda Somalia (MUUQAAL)

BURCO: Waalidiinta Caruurtoodii Lagu xasuuqay yemen oo siweyn ugu mahad Celiyey Dawladda Somalia (MUUQAAL)

daajis.com:- Waxaa magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer kulan ku yeeshay Waalidiinta Iyo Eheleda Qaar kamid ah dadkii Soomaaliyeed ee dhowaan lagu duqeeyay Xeebaha dalka Yemen, Iyadoo Codsaday in la Aaso Meydka Dhalinyaradaasi oo la sheegay inaan Weli la Aasin.


Dhinaca kale waxay Mahad celin usoo jeediyey Safaarada Dawladda Soomaaliya ee Dalka Yemen iyo Howlwadeenada Halkaasi ku sugan ee Arintaasi doorka wayn qaatay Baadhisteeda iyo Xaqiijeenteeda, Sidoo kale Waxay maamulka Somaliland ku eedeeyeen inay ka Gaabiyeen inay ka hadlaan dadkaasi la Xasuuqay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada