DAAWO: Faa’iso Qaran oo Loo geeyey Madaxwayne Farmaajo iyo RW. Khayre Kana Warbixisay Wixii ay kala Kulantay

DAAWO: Faa’iso Qaran oo Loo geeyey Madaxwayne Farmaajo iyo RW. Khayre Kana Warbixisay Wixii ay kala Kulantay

daajis.com:- Faa’iso Cabdirashiid (Faa’iso QARAN) oo ka mid ah Ciidanka Xoogga Dalka isla Markasna Ku Naafowdey iyadoo Shaqadeeda Qaran Ku Jirta Ayaa Maanta Waxaa maanta la Geeyay Madaxtooyada Soomaaliya, Halkaasi oo ay Kula kulantay Madaxwayne Maxamed C.laahi Farmaajo iyo RW. Xasan Cali Khayre.


Waxay sheegtay inay War Farxad badan kala kulantay Madaxwaynaha iyo Rasayl wasaaraha, Sidoo kale waxay u maad Celiyey Guud ahaanba Bulshada Soomaaliyeed ee ka Damqatay Xaalada Faa’iso Qaran, Waxaana sidoo kale Door ka qaatay Wasiirka gashandhiga Wasiro dowlaha iyo wasiir ku xigeenka Wasaradda, Waxayna Madaxdu u balan qadeen In si dag dag ah caafimaad dalka dibadiisa loogu diro dalka jarmarlka Lana Garb tagan yihiin Hiil iyo Hooba.

Ugu danbayntii waxay Halkaasi kusoo bandhigtay Faa’iso Gabadh Soomaaliyeed oo ay Iyadana Ciidanka Jubaland Xabad ku dhufteen oo Qaybta danbe ee Jidhkeedu aanu Shaqaynayn.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada