DAAWO: Faysal Waraabe” Waxaa Fiican inaan ku Biirno Imaaraadka, Iyaga ayaa Muqdisho inooga dhow”

DAAWO: Faysal Waraabe” Waxaa Fiican inaan ku Biirno Imaaraadka, Iyaga ayaa Muqdisho inooga dhow”

daajis.com:- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa ka dhawaajiyey ineysan wanaagsanaan lahayd iney ku biiraan imaaraadka Carabta,  Siduu hadalka u dhigay, Wuxuuna Xusay inay Xamar ka door Bidayaan inay ku Biiraan imaaraadka ” waa todoba Imaaraadku ee Midkii 8-aad ma Noqonaa” ayuu yidhi.

Faysal waraabe ayaa inta badan ku Caan ah inuu muujiyey Cadaawad badan oo dadka Soomaaliyeed uu kala dhex dhigo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada