Daawo: Warkii Universal Tv ee dagaalkii Lagu Qabsaday magaalada Laascaanod iyo Sidii ay wax u dhaceen wax ka ogow

Daawo: Warkii Universal Tv ee dagaalkii Lagu Qabsaday magaalada Laascaanod iyo Sidii ay wax u dhaceen wax ka ogow

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij ka baxay talafeeshinka Universal maalmihii la qabsaday magaalada Laascaanood, oo ay xilligaasi si maqaarsaar ah uga talinaysey Puntland oo iyadu uruursan jirtey dhaqaalaha ka soo baxa balse aanay jirin wax ay dib u gelin jirtey magaaladaasi.


Dhinaca kale ciidanka maamulka Somaliland ee qabsaday waxay ku bilaabeen xadhig, dil gaadmo ah, aargoosi, baandow oo intuba la xidhiidhsanaa taariikho hore.Hadaba barnaamijkan waxaad kaga bogan doontaa raggii xilligaasi goobjooga ahaa oo si hufan uga xogwaramaya wixii ay goobjooga u soo ahaayeen,

Mararka qaarkood waa muhiim in la is xasuusiyo wixii berisamaadkii dhacay, waxaanad ka qaadan kartaa wax badan oo aanad ogayn, waxa hada taagana waad ku qiimayn kartaa, hase ahaatee ujeedada ugu weyn ee aanu ka leenahay baahinta barnaamijkani waa mid idin taalla, wax ka dhihideedu.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada