MUUQAAL: C.wali Gaas oo si Rasmi ah Imaaraadka ugu Wareejiyey DEKEDDA BOOSAASO iyo Sida ay Wax u dhaceen

MUUQAAL: C.wali Gaas oo si Rasmi ah Imaaraadka ugu Wareejiyey DEKEDDA BOOSAASO iyo Sida ay Wax u dhaceen

daajis.com:- Maamulka Puntland  iyo shirkadda DP World ee Wadanka Isutaga Imaraadka Carabta  ayaa maanta magaaladda Abu-dubai ku kala saxiixday heshiis 30 sanno ah oo lagu Wareejinayo  Dekeda magaalada Boosaso  ee Gobolka Bari,  sidoo kalana la sheegay in la Balaadhinayo.


Heshiiskan  waxaa  dhinca Puntland u saxiixay Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Cali Gaas iyo Wasiirka Dekedaha Siciid Maxamed Raage halka dhinaca P&O DPWORLD uu usaxiixay Maamulaha shirkada DPWORLd Sultaan Ahmed Bin Suleyman.

Lacagta lagu maalgalinayo Mashruucan ayaa qiimo ahaa dhan $336 milyan oo dollar (Saddex boqol iyo Sodon iyo Lix Milyan), iyadoo Shirkadda DP world ay wajiga kowaad ee mashruuca ay bixin doonto 200 milyan oo dollar, wajiga labaadna 136 milyan Doolar.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada