MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo ku Hadlay Taliyeyaasha Cusub, soona Xidhay Dharka Ciidamada iyo go’aan..

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo ku Hadlay Taliyeyaasha Cusub, soona Xidhay Dharka Ciidamada iyo go’aan..

daajis.com:- Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta qaatay go’aan geesnimo leh, islamarkaana ku saabsan amniga guud ee dalka.

Waxa uu shir guddoomiyey kulankii golaha wasiirada xukuumadda Soomaaaliya, waxaana wasiirada qaar maanta loola hadlay si aad iyo aad u adag.

Farmaajo ayaa fariin gaar ah u diray wasiirada amniga, arrimaha gudaha iyo Gaashaandhigga, wuxuuna sheegay in looga baahan yahay in dalkaan ay 60 cisho gudahood isbedal xooggan ku keenaan.


Farmaajo ayaa soo xirtay tuutaha ciidanka xoogga dalka sidii looga bartay Lixdii bil ee uu joogay, wuxuuna sheegay in dalkaan uu galay marxalad dagaal, xaalad degdeg ah, Al-shabaabna la sifeyn doono.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada