MUUQAAL: Sh. Umal oo soo Bandhigay Waxyaabaha Qarsoon ee ku Saabsan Urur Diimeedka Cusub & Hogaankooda

MUUQAAL: Sh. Umal oo soo Bandhigay Waxyaabaha Qarsoon ee ku Saabsan Urur Diimeedka Cusub & Hogaankooda

daajis.com:- Sheekh Maxamed Cabdi UMAL oo kamid ah Culimada waawayn ee Soomaaliyeed ayaa si Faah-faahsan Wuxuu uga Waramay Urur diimeedka dhowaan Looga dhowaaqay Qaybo kamid ah dalka Soomaaliya iyo Wadamo kale.


Sheekh Umal ayaa si wayn uga Waramay Halista Ururkaasi, Taariikhda iyo Halka uu ka yimid, Waxyaabo Qarsoonaa oo la Xidhiidha iyo Hogaanka Ururukaasi Isku magacaabay ALSAACIDUUNA BIL-XAQ.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada