MUUQAAL: Xildhibaanad MUNA Khaliif oo si la yaab leh uga hadashay Xaalada Soomaaliya iyo Nolosheeda gaarka ah

MUUQAAL: Xildhibaanad MUNA Khaliif oo si la yaab leh uga hadashay Xaalada Soomaaliya iyo Nolosheeda gaarka ah

daajis.com:- Xildhibaanad Muna Khaliif Sheekh ayaa markii ugu horaysay siwayn uga hadashay Wax badan oo ku saabsan Nolosheeda iyo Guulaha ay ka gaadhay.


Dhinaca kale waxay siwayn uga hadashay xaalada Soomaaliya, Horumarka iyo Fursadaha Balaadhan ee ka jira, Iyo sida dadka Soomaaliyeed ay uga sii Jeedaan Wanaaga, Islamarkaana ay u door bidayaan Qabyaalada.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada