Muuqaal: Yamanta oo Soomaalida Ka darnaatay iyo Dagaal kulul oo Buuraha Dushooda waxba la isku reebin.

Muuqaal: Yamanta oo Soomaalida Ka darnaatay iyo Dagaal kulul oo Buuraha Dushooda waxba la isku reebin.

daajis.com:- Gudaha dalka Yaman waxaa ka holcaya Dagaalo kulul oo u dhaxeeya Maleeshiyaadka Xuutiyiinta iyo ciidamada Dowlada Yaman oo gacan ka helaya Isbaheysiga uu hogaaminayo Sucuudiga .

Kooxaha ku dagaalamaya dalka Yaman ayaa qaarkood waxa ay yihiin shacab hubka qaatay oo la kala safan labada dhinac , waxaana inta badan la isku fara saaraa dhul keeymo iyo Buuro ah oo ay adag tahay inay galaan Taangiyada dagaalka in kastoo Tiknikada yar ay ka qeyb qaadanayaan dagaalada dalkaas ka socda .


Yaman ayaa moodaa inay faraha la sii galeyso dagaalo ahli ah oo dhamaad leheen waxaana markaan taas badalkeeda Nabad soo noqonaya dalka Somalia oo galay xaalad dagan iyo isfahan bulshada dhexdeeda ah ka dib 25-sanadood oo Colaad xun la soo arkay .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada