Video: Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo soo dhowayn yaab leh kala Kulmay MUQDISHO iyo Waxa dhacay

Video: Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo soo dhowayn yaab leh kala Kulmay MUQDISHO iyo Waxa dhacay

daajis.com:- Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa maanta soo gaadhay magaalada Muqdisho, iyadoo si diirran loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Iyadoona ay soo dhoweeyeen dadkii ugu badnaa Kuwaasi oo ka yaabsaday.


Guddoomiyaha cusub ayaa markii la magacaabayay ku maqnaa dalka Mareykanka, Wuuxuna ahaa Safiir kuxigeenka Mareykanka ahna Qunsulka Guud ee Safaaradda Soomaaliya ee Washington, Waxaana soo dhowayntiisa ka qayb galay Kuxigeenada Gobolka Banaadir, Mas’uuliyiin, xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Mr Taabid Cabdi ayaa caawa lagu wadaa in Muqdisho loogu sameeyo xaflad soo dhoweyn ah, iyadoo maalinta Sabtida ee soo socotana uu xilka la wareegayo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada