Daawo: 67 Soomaali iyo 5 Kenyan ah oo Laga Soo Masaafuriyey Maraykanka oo Maanta dib Loosoo Celiyey

Daawo: 67 Soomaali iyo 5 Kenyan ah oo Laga Soo Masaafuriyey Maraykanka oo Maanta dib Loosoo Celiyey

daajis.com:- Diyaarad siday 67 qof oo Soomaali ah iyo 5 kenyan ah oo laga soo tarxiilay dalka Mareykanka ayaa maanta soo caga dhigatay Garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta ee dalka Kenya.


Soomaalidda laga dejiyay magaalladda Nairobi ayaa la filayaa in loosoo gudbiyo magaalladda Muqdishu, sida ay sheegeen saraakiisha garoonka Jomo Kenyatta.

“Waxaa la fahmayaa in dadka lasoo tarxiilay ay kamid yihiin, dadkii horay loo soo tarxiilay, kuwaas oo uu saameyay go’aankii Madaxweye Donald Trump”, sidaasi waxaa yiri saraakiisha garoonka Jomo Kenyatta.

Safaaradda Soomalidda ee dalka Mareykanka ayaa horay u sheegtay in dadka lasoo masaafurinayo ay iyaga dalbadeen in dalkooda hooyo lagu celiyo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada