Daawo: Faysal C. Waraabe oo Qayliyey Shirka London ee Arimaha Soomaaliya, Kuna Baaqay inay HUB Soo iibsadaan”

Daawo: Faysal C. Waraabe oo Qayliyey Shirka London ee Arimaha Soomaaliya, Kuna Baaqay inay HUB Soo iibsadaan”

daajis.com:-Faysal Cali waraabe ayaa si layaab leh uga hadlay Shirka Bishan aynu Ku Jirno Lagu Wado in Soomaaliya Loogu Qabto magaalada London ee Dalka Ingriiska, Wuxuuna ka hor yimid in Dawladda Soomaaliya laga Qaado Cunaqabataynta Hubka ee Saaran, Isagoona Shacabka maamulka Somalilnad ugu Baaqay inay Hub iibsadaan.


“Hadii Cunaqabataynta Hubka laga qaado, Soomaali way isku dilaysaa, Inaga Khatar ayuu inagu Hayaa,  Waa inaynu Inagu Iibsanaa Hub,  Beelo ayaa qaadanaya Hubkaas, Waa Tii Marko ka dhacday, waatii Baladwayne Ka dhacday, Dad magacii Soomaali wata ayaa Beelo Hubka u Adeegsanaya” Ayuu yidhi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada