DAAWO Muuqaal: Ciidankii ugu Badnaa ee Milatariga oo laga saaray Muqdisho, Wasiiro iyo Shacab ka dareen Celiyey

DAAWO Muuqaal: Ciidankii ugu Badnaa ee Milatariga oo laga saaray Muqdisho, Wasiiro iyo Shacab ka dareen Celiyey

daajis.com:- Magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa laga saaray Ciidamadii ugu Badnaa ee ka tirsan Milatariga Soomaaliya, kuwaasi oo Fadhiisimo ku lahaa magaalada, waxaana loo Wareejiyey Gobolka Shabeelada Hoose iyo Qaybo ka baxsan magaalada.


Wasiirka Warfaafinta Eng. Yariisow iyo Abaanduulaha Ciidamada Xooga dalka ayaa sheegay in la dhaqan gelinayo Go’aankii madaxwayne Farmaajo iyo R/wasaare Xasan Cali Khayre, waxayna sheegeen inay Madaxda ka go’antahay inay Sameeyaan Isbadal dhab ah oo ka dhaca dalka, Sidoo kalana Ciidanka ayaa sheegay inay dagaal la geli doonaan Ururka Al-shabaab.
Dhinaca kale Shacabka magaalada Muqdisho oo ka hadlay Ciidamada laga saaray magaalada ayaa arintaasi siwayn usoo dhoweeyay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada